Xuquuqul Isnaanta JSL Oo Ka Hadlay 20 Derbijiif ah Oo Magaalada Hargeysa Lagu Xukumay 6 Bilood oo Xabsi ah

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee magaalada Hargeysa ayaa ku xukuntay lix bilood xabsi ah labaatan darbi-jiif ah , kuwaas oo lix maalmood kahor laga soo xidhixidhay afaafka hore ee wasaaradda shaqada iyo arimha bulshada Somaliland , warkaasoo dhan hoosta kala soco.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker