Doqoniimadu waa taa Maxamuud Xaashi, ee Dabka Ceel-Afweyn Shidey, Maatadii ku laayey, Masaajidkii Dumiyey, ee hadana weli soo daaninaya.

Doqonow Muhnadaw, Dadkii ay laysey, Dekedii & Doollarkii aad dhacdayba
waxaad ku dartey, Dhiiga ood daadiso, oo Dilaa ayaad tahaye, hadii somaliland
Xabsi Daa,in ku dhigi waayeen, ama Deledelaad & Dil ku xukumi waayeen, inaa
d, intaad isdaawato, Shaashada soo fadhiisato, waa kuu doqonimo.
Maxamuud, Muhnad, Doollarkii aad Dhacdey, Dekedii aad xaraashatey, Biyihii
Xumbo-Weyne & Sadaqadii Abaarta intaad wada daaqday, Acountyo ku soo
daboolatey, ayaad weliba Dadkii soo horfadhidaa.
Muhanadaw, Dagaalkaa Ceel Afweyn, ka loo Ciqaabayo, ee Aduun & aakhiraba
dhiiga daadiyey, ee Naarta & Jahanama Ilaahay ku dubi doonaa, waa adiga.
Muhanadaw, Dhiigya Cab, Xaaraantii Xalaashadey oon xishood garanayn, ee
inaad Saxaafada Timaado mey ahayn, ee inaad xabaalaha ku jirto ayey ahayd.
Somaliland Muhnad oo Dilaaya, oo Masaajidadii Dumiyey, oo Xoolihii Umada
wada xaabsadey, Deked, Airportyo, qaadhaankii abaarta, Biyihii Xumbo-weyne
oo ku daray Dhiiga Reer Ceel Afweyna inuu daadiyo, in isaga la dilo oo la deldelo weeye.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker