Hambalyo iyo bogaadin

waxaan hambalyo iyo bogaadin. aan  hawada umarinayaa Gudoomiyaha Baanka dhexe j,s,l aqoonyahan cali ibraahim jaamac oo Runtii mudo 47sano ah ka shaqaynaayey Baananka Caalamka  AQoon iyo waayo arag nimo dheeraadana uleh   waxaan kalsooni Buura Ku Qabaa in uu waxbadan ka bedeli doono Qiima dhaca sh,j,s,l iyo saru kaca maciishada  waxaan leeyahay Halala shaqeeyo si,aynu Horumar ugaadhno  illaaahayna hala Qabyo Aqoonyahanka hawusha uu Qaranka uhayo aamiin aamiin waxaan ugu Danbayintii umahadcelinayaa Madaxweynaha,j,s,l mudane,muuse,Biixi,Cabdi waxaan leeyahay madaxweyne waad,mahadsantahay Sida  aad  usoo xulayso Dadka aQoontoodu Dadka iyo Dalkaba  ugu Faaidaynaaya,Adigoon u eegayin waxyaabo kale Lkn Ku Qiimaynaay Aqoonta iyo khibrada ay  uleeyihiin shaqada aad u igmanayso marlaabaad madaxwetne mahadsanid waa sidaanu kaa sugayinay  Allaa,mahadleh.  xoghayaha,fulinta G/Daadmadheedh.                   Khadar,maxamed,cabdi

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker