Maxamed Ibrahim cigaal wuxuu ahaa aabihii Somali land xataa ugu dhawaa nabadaynta soomaaaliya

Maxamed Ibrahim  cigaal wuxuu ahaa aabihii Somali land xataa ugu dhawaa nabadaynta soomaaaliya.
Cigaal waxa uu ahaa halyey,hansare iyo hiraal fog leh

Wuxuu ahaa ninkii horseeday hanaanka iyo himilada ay maanta somaliland ay hiigsanayso

Isagoo hantiyay quluubta shacabka somaliland,Isla markaasina haddadii lajoogay u sameeyey lacag hirgasha,distuur Hana qaada,afti heer sare leh,iyo Dib u heshiisiin iyo hubka dhigistiiba.

Wuxuu u sammeeyey ciidan gaar u habaysan iyo Calan hawada sare babAnaya tawxiidkuna haga sare kaga yaal.

Dadyowgii waxa odorosa oo hawshaa u heelan waxay ku sheegeen inuu xataa iska daa somalilanee soomaaaliya jaarka nabadeeda ugu dhawaa

Rabbi ha u naxariistee maalintuu alla oofsaday ciida dhaqaaqday alla  jannada hageeyo hoggaamiyahaas.aamiin
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker