Guddiga Qaban-qaabada Xuska 18-May oo war cusub soo saaray iyo Hal-ku-dhigga Sannadkan lagu dabbaal-degayo

Hargeysa (OWN)- Guddiga heer qaran ee Qaban-qaabadda Xuska maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-May ayaa caawa shir-jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta madaxtooyada, waxa ay ku shaaciyeen in maalinta ka horreysa curashada bisha barakaysan ee Ramadan la qabanayo xafladda dabbal-degga.

Guddiga oo uu guddoomiye u yahay madaxweyen ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo caawa si wada-jir ah warbaahinta ula hadlay, waxa kale oo ay shaaciyeen hal-ku-dhigga Sannadkan loo asteeyey in lagu dabbal-dego munaasibadda heer Qaran ee 18-ka May.

WARKA AY SOO SAAREEN GUDDIGA IYO HADALKA AY WARBAAHINTA U SHEEGEEN, KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker