Ex-Wasiir Cali Ibraahin “Sanyare” oo ku Geeriyoodey Geneva Ee dalka Switzerland

Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyee waxa Goordhaweyd ku Geeriyooday Cusbitaal ku yaalla Magaalada Geneva ee dalka switzerland Cali Ibraahin “Cali Sanyare” oo ahaa Aqoonyahan & siyaasi Ruug cadaaya,Marna noqday Wasiirka Qorsheynta Xukumadii Daahir Rayaale.

 

 

Sanyare

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker