DAAWO: Waraysi Xiiso Badan ,Madaxwaynihii Hore ee Somaliland Md Daahir Riyaale oo ka hadlay Arrinta Saami qaybsiga

DAAWO: MADAXWAYNIHII HORE EE SOMALILAND MD DAAHIR RIYAALE KAAHIN OO WARAYSI LAGA QAADAY KAGA HADLAY ARRIMAHA SAAMI QAYSIGA EE AY KA CABANAYAN GOBOLADA GALBEEDKA SOMALILAND , IYO WALIBA SIDII UU U TACAALI JIRAY MARKII UU AHAA MADAXWAYNAHA , MR RIYAALE AYAA KU TIRAABAY IN MAANTA DHIBAADATA JIRTA AY SABAB U TAHAY SIYAASIYIINTII AMA AQOON YAHANKII OO GABI AHAANBA AAN KU DHAQMAY SHURUUCDII XISBINIMO OO KA DOOR BIDAY INAY KU DHAQMAAN QABYAALAD  , WAKHTIII UU ISAGU MADAXWAYNAHA AHAANA LAGY DHAQMI JIRAY XEERARKA IYO SHURUUCDA XISBIGYA QARANKA,

DAAWO:  WARKAAS OO DHAMAYSTIRAN

 

https://youtu.be/pOvze4fvxPg

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker