Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Hadlay Dabka Ka Kacay Suqa Weyn Ee Hargeysa
Musharraxa madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ku baaqay in bulshada Somaliland taakulayso dadka dhibaatadu ku dhacday ee suuqa Hargeysa