Odayaal iyo wax garad ku Shiray Magaalada Muqdisho ayaa Somaliland iyo Puntland Ugu Baaqay in ay Joojiyaan Colaada Tuka-raq.

Muqdisho:- (OWN) Odayaal iyo waxgarad ku Shiray Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kasoo saareen baaq nabadeed oo ay udirayaan Somaliland Iyo Puntland inay joojiyaal Colaadda Deegaanka Tuka-raq ee GobalkaSool.

(HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker