Safarkii Alaska iyo Qisadii cajiibka ahayd ee aan kula kulmay

Waxay ahayd maalin isniina bishuna tahay 18/6/18
waxaanu u diyaar garownay safar shaqo oo qaadan doona 45 maalmood oo aanu ugu anbabaxayno gobolka alaska oo kkuyaala maraykanka waqooyigisa
hadaan information idinka siiyo waasidan
Address: Alaska
Max depth: 1,410′ 0″
Length: 343,200′ 0″
Max width: 79,200′ 0″
Surface area: 5,130 mi²
Established: December 2, 1980
Number of visitors: 547,057

Alaska waxay kamid tahay dhulka aduunka ugu qabow waqtiyada winterka ,,
Alaska waxa laga helaa oo ay caan kutahay kaluunka aduunka ugu qaalisan ee layidhaahdo solomon ka
waxaana kuyaala warshadaha kaluunka ugu waawayn aduunka ,,,
combany yada kaluunku waxay ka faaiidaystaan labada xili ee qaboobaha iyo kulaylaha ,, oo ay tagaan shaqaale aad ubadan oo boqolaaal kuna ,,,
waxaana looga kala yimaadaa dhamaan state yada uu maraykanku ka koobanyahay iyo wadamada kudhow ee latin america ,,,
Hadaba aan usoo noqdo nuxurka sheekada ,,ama qisada cajiibka ah ee aan ku arkay ,,,
waxay ahayd goor duhura abaaro kowdii oo aanu sii galaynay shaqada waxa qolka ugu horeeya oolaga qaato waxyaabaha labisaada lagu shaqaynayo aanu ku kulanay gabar ama inan ay ahayd markii isu kaaya horaysay ,, ahna inan ilaahay qurux ku manaystay hilib wanaagsan oo isku joogana leh
inantu waxay leedahay dhiigii somalida ama waxay u egtahay somaliyad ,, runtii markaa aad ayaan u fiiriyay iyada lafteedu way i fiirinaysaaa ,, alaabtii labisaada shaqada markaan soo qaatay xageeda ayaan usoo dhaqaaqay ,,
waan salaamay iyana salaantii sifiican ayay iiga qaaday .
waxaan waydiiyay dhalashadeeda ama meesha ay katimi
waxaanay iisheegtay inay katimi wadanka Domonician Republic .. anigay iwaydiisay hadana dhalashadayda
waxaan usheegay inaan somali ahay kunool seattle washington ,,,
intaa markaan usheeegay intay yara fikirtay ayay lasoo booday ooh awowgay ayaa asalkiisu kasoojeeda somali
runtii jaanis waqti aanu kuwada sheekaysano mahaysano
aniguna aadbaan ugu farxay hadalkeeda ,,
ok baan ku idhi waa siwanaagsan kawaran hadaynu markaynu shaqada soo dhamayno yara wada sheekaysano
iyana waayahay bay tidhi ha inoo ahaato markaaan shaqada soo dhamayno
markii shaqadii aanu soo dhamaynay oo aanu wax cunay miis gooniya ayaanu wada fadhiisanay ,,,
waxaan ku idhi waxaad iisheegtay in awowgaa kasoojeedo somaaliya ,,adiguna markaa waxaad dbcan waxaad tahay somaliyad markaa bal iiga sheekee wixii aad taariikh kahayso
runtii waligeed qof samali sheegtaba lamay kulmin waxay ku hadlaysaa laba luqadood oo ah luqada english ka iyo luqada spanish ka …
bal markaaa sheekadii nadhex martay qoraalka oodheer awgii qaybta danbe ayaan idiin soo gudbin .. inshaalah iyo sawirkeedaba ,,,,,

By-  Qoraa -ahmed lababaale

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker