DAAWO Xisbiga Waddani Oo Hada Xilkii Ka Qaaday Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani

Hargeysa(OWN)- .Shirdeg  ay saaka iskugu yimaadeen guddida fulinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxa ay xilalkii iyo xubinimaddii xisbiga ba ay kaga qaateen mas’uuliyiin iyo xubno ka tirsanaa Xisbigaasi oo ka hor yimi isla mar ahaantaana jabiyey shuruucda iyo xeerarka Xisbigaasi.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker