Xisbigga WADDANI Oo Magacaabay Guddi Sharci-yaqaano Xisbigga Ah Oo Baadhitaan Ku Samaynayo Khilaafka Ka Taagan Maal-galinta Dekadda Berbera

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), wuxu maanta guddi xaqiiqo raadin ah uu u saaray arrinta Dekadda iyo Saldhigga ee Berbera oo maalmahii ugu dambeeyey ay ka soo baxeen fadeexado siyaasaddeed iyo khiyaamooyin qaran oo dalka ay ka galeen Madaxweynahii hore ee Somaliland iyo Madaxweynaha hada haya talada dalka.

No automatic alt text available.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker