Culimadda Soomaaliyed Oo Digniin Ka Soo Saaray Bandhig Faneed Ay Kiin Jaamac Ku Qabanayso Magaalada Muqdisho

MUQDISHO(OWN)-ย Culimadda Somaliyed ayaa ka digay Bandhig faneed la qorsheeyay fanaaniin inay ku qabtaan magaalada Muqdisho, waxayna sheegeen Culimadda inay arrintaasi ay tahay mid shacabka lagu fasahaadinaayo.

Shir jaraaโ€™id oo maanta Muqdisho ay ku qabteen Culimadda Somaliyed, ayaa waxa ay sheegeen in loo baahan yahay in laga hortago bandhigaasi, waxayna baaq u jeediyeen Dowladda Somaliya.

 

 

https://www.youtube.com/watch?v=Uukberf3zz8

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker