Daawo: Raiisul wasaaraha Ethiopia oo Kulan Ballaadhan La Qaatay Axsaabta Mucaaridka ah ee Dalkiida
Daawo: Raiisul wasaaraha Ethiopia oo Kulan Ballaadhan La Qaatay Axsaabta Mucaaridka ah ee Dalkiida. Dalka Itoobiya ayaa ka mida Wadamada Ku Yaalla Qaarada Africa ee uu Gaadhay Xanuunka Covid 19 , Haddana Kulankan Uu soo Qaban qaabiyay Raiisul wasaare Abbiy Waxaa ka mid ahayd oo lagaga wada hadalay Doorashooyinka Wadankaasi oo Qorshaysnaa inay Dhacaan Sannadkan Badhtamihiisa