Shirkada Dhismaha Ee Boos Construction Company Oo Adeeg Cusub U Soo Bandhigtay Macaamiisheeda

Hargeysa(OWN)-Shirkada Dhismaha Ee Boos Construction ayaa soo kordhisay guryihii ugu horeeyey ee naqshadooda wadanka laga hir geliyo waana Guryo si Xeeldheer loo Dhisay Qiimahooduna Aad u jaban yahay.

Marka Ay Deyrka Leeyihiin Qiimahoodu Waa $18400 …

Marka ay Bilaa Dayrka Yihiin Qiimahoodu Waa a $15000

Kaliya dadwaynaw Hamoogaan Naqshadahaa Casriga ah ee la magac baxay MUUNADA MASALAHA Hargeysa ee ay kuu Hir gelinayso Shirkada Dhismaha Ee Boos Construction Company, guryahaasna Muuqaalka Sawiradoodu waa kuwa Hoos Idiinka Muuqda.

Wixii Faa Faahin Ah Kala Xidhiidh Telefoonadan Hoosta Kaaga Muuqda

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker