Madaxweynaha Puntland Oo Boqor Buurmadaw U sheegay Inuu Baaqiisa Nabadeed Aqbali Doono Marka Uu Muuse Biixi Yeelo

Madaxweynaha Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlayay munaasabadda Caleema-Saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdullaahi oo ka dhacday magaalada Carmo, ayaa si rasmi ah u sheegay in uu aqbalay dalabkii uga yimid Boqor Buurmadow oo ka soo jeeda dhinaca Somaliland.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ay Puntland waligeedna caan ku ahayd nabadda iyo deris wanaaga oo ay soo dhaweynayso dadaal kasta oo wanaagsan, balse wuxuu sheegay in uu dalabkaas aqbali doono marka uu yeelo Madaxweynaha Somaliland.

 

 

 

 

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker