Golaha Wakiilada Somaliland Oo Oo Iska Fogeeyey Dacwada Cabdimaalik Muuse Coldoon

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Sheegay in jirin Dacwad uu golahu Wakiilada Somaliland u haysto Cabdimaalik Muuse Coldoon sid ay hore xeer ilaalintu u sheegtay.

Golaha wakiiladu qoraal ay soo saareen ayay ku sheegeen in goluhu ay iyagu waxna dacwayn karaan lana dacwayn karo, sidaas awgeedna aanay qayb ka ahayn eedaha loo haysto wariye Coldoon. Xafiiska xeer ilalinta Somaliland ayaa hore u shaaciyey 5 eedood oo loo haysto Cabdimalik Coldon,kaas oo ay qayb ka ahayd in Cabdmaalik ay ku eedeeyeen inuu golaha ku eedeeyey gole ku gafay Illaahay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker