Mareegta Somaliland Post oo ku soo biirtay warbaahinta Soomaalida
Dhammaan bulshada Soomaaliyeed waxa loogu bushaareynayaa inay hawada soo gashay shabakad cusub oo lamagac baxday Somaliland Post News, taasi oo ka mid noqdon doonto warbaahinta Soomaalida, gaar ahaan Somaliland ee soo tebisa wararka iyo warbixinaha kala duwan ee dalka gudihiisa iyo dibaddiisa.
Shabakada Somalilandpost News ( https://somalilandpost.news ) oo fadhigeedu yahay Somaliland waxay soo gudbin doontaa warar iyo warbixinno ku qoran Afka Soomaaliga iyo Luuqadda English, waxaanay xoogga saari doontaa Arrimaha Bulshada iyo Siyaasadda.
Haddaba, akhristow hadii aad tahay mid xiiseeya wararka Soomaalida iyo caalamkaba, ha moogaan warbaahinta cusub ee dhawaan hawada soo gashay taasi oo kuu qabandoonta
Email: Editor@somalilandpost.news




