“Dhaqan geyigga Soomaalida ku cusub ayaa ka jira Magaalada Laascaanood …” Wasiir Axmed Muumin Seed

Wasiirka wasaaradda Beeraha Somaliland  Axmed Muumin Seed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dilalka soo noq-noqday ee muddooyinkan danbe ka dhacayay magaaladda Laascaanood.
Waxaanu ku canaantay waxgaradka, culimadda iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda magaaladaasi sababta ay uga aamusan yihiin dhacdooyinka foosha xun ee ka dhaca magaaladda Laascaanood.

Wasiirka beeraha Somaliland waxa uu sidan ka sheegay khudbad uu shalay ka jeediyay xidhitaanka shir lagu dhex dhexaadinayay laba beelood oo lagu soo gebagabeeyay deegaanka Adhi-cadeeye.
Isagoona ka mid ahaa xubno ka tirsan golaha wasiirrada Somaliland oo ergadda dhexdhexaadinta shirkaasi ku metelayay xukuumadda Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker