Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska ee kuna wahan hoggaamiye aan daacad dadkiisa u ahayn ma muslimba mise waa gaal?

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdambeedka jaallidaha  reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska ee kuna wahan hoggaamiye aan  daacad dadkiisa u ahayn ma muslimba mise waa gaal?

Ummadda ku abtirsata Somali waxay  yihiin boqolkiiba qoqol islaam

laakiin waxaa lagama maarmaan ah in su,aal  la iska waydiiyo ah hoggaamiye aan caddalad kula dhaqmin oo aanay u sinnayn shacabka uu hoggaanka u hayo  lama kula odhan karo waa muslim diintu waxay ina faraysa in ummadda madaxda loo yahay aan la kala faquuqin oo aan  beelba meel lagu oodin waxay bulashad ka dhexeeyana aan la xalaalsan laguna tagri falin allahna lama hadlo qiyaamaha hoggamiye ku sifooba wax dadku wada leeyahay ku tagri fala xilka uu ummadda u hayana uga faaiidaysta,

Hoggaamiyaha  dadkiisu u simanyihiin waa kuwa kulka qiyamaha maalinta u dhiganta 500 boqol ee sannadood loo hadheeyey

Waxaan u soo jeedin lahayn hoggaamiye kasta oo xil ummadeed haya in uu ka faaiidaysta fursadda Allah ugu deeqay ee uu ummad sheekh iyo shacabba leh masuulka uga dhigay iyo masaakiinba

xilka aad ummadda hayso yaanu cadaab addduun iyo cadaab aakhiro kuu horseedin.

 

 

Deeq Cabdi Digale

digale53@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker