”Xisbiyada Uu Ka Dhaco Ruqsada Liisanku Ma Galayaan Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka”..
Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta la hor geeyo warbixin xasaasi ah oo ku saabsan Xeerka Nidaamka Ururrada iyo Asxaabta Siyaasadda, kaas oo dhawaan Guddoomiyaha Golahaasi guddi u saaray.