Dawo:- Xildhibaan Axmed Diriye Nacnac Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ku Dhawaaqey Inuu Mar Kale Isku Soo Sharaxi Doono Kursiga Uu Hadda Fadhiyo.

Hargaysa-(OWN)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayasha golaha wakiilada Somaliland  ayaa waxaa uu sheegay in uu mar labaad kursigan uu iminka ku fadhiyo uu isku soo sharxi doono kadib codsi kaga yimid beesha uu ka soo jeeda iyo  guud ahaan dadka ku nool xaafadaha koonfurta Hargeysa………….. Hadaba Halkan Hose Ka Daawo Hadalka Xildhibanka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker