Wasiirkii dhaqaalaha ee Dalka Jabuuti Xabsiga Loo taxaabay.

Wasiirkii dhaqaalaha ee Dalka Djabouti Cabdikariin Aadan ayaa xabsiga Loo taxaabay.

Xadhiga Wasiirka oo ay madaxtooyaddu amarkiisa ay leedahay ayaa ka dambeeyay ka dib markii ay dibada u soo baxeen codad sir ahi.

Wasiir Cabdikariin ayaa mudaharaad lagaga soo horjeedo xadhigiisu uu ka dhacay Magaaladda Djabouti, waxaanu ka mid ahaa siyaasiyiinta uu kalsoonida buuxa ku qabo Madaxweyne Ismaaciil cumar Geelle.

Sidoo kale waxa isna xidhan Taliyihii Booliiska ee Jabuuti Col. Cabdilaahi Cabdi Faarax, kaas oo isna xabsiga Loo dhigay raadad soo galay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker