Madaxweynaha Kenya oo sheegay iney garab istaagayaan Soomaaliya xiligan adag

Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa u direy taci dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed dhibaatadii kasoo gaartay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Kenya, ayaa carabka ku dhuftay in shacabka Kenya ay garab taagan yihiin dowladda Soomaaliya.

Madaxweyne Ruto, ayaa balan qaadey inuu dalalka gobolka kala shaqeyn doono sidii nabad iyo amni looggu soo celin lahaa Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker