Sh. C/raxmaan Dheere Oo Sheegay In Hargaysa Ay Ka Dhacday Qisadii Reer Quumu-Luud Lagu Halaagay Oo Kale
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Sheegay In Hargaysa Ay Ka Dhacday Qisadii Reer Quumu-Luud Lagu Halaagay Oo Kale, waxaanuu sheegay in Maxkamadaha Hargeysa La Keenay Nin yidhi 4-Taa Nin Anaa Qaba”