Ururada Siyaasada oo kulan la qaatay Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada

Qaar ka mid ah Ururrada Siyaasadda Somaliland ayaa saaka xarunta Baarlamaanka kulan kula qaatay Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland.

Waxa ay ka wadahadleen arrimo ku saabsan sidii loo soo dedejin lahaa ansixinta miisaaniyadda sannadka 2024 oo uu dhaqaale ugu jiro Ururrada Siyaasadda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker