Xukuumada Somaliland oo Golaha wakiilada ka codsatay in loo ogolaad Isticmaalka lacag ka soo hadhay Miisaaniyadii 2019-ka.

Wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa markii ugu horaysay lacag dhan (Shan iyo Konton Bilyan shan Boqol shan iyo sideetan milyan Boqol iyo Kow iyo Todobaatan kun Boqol iyo Kow iyo Todobaatan Shilin oo ah hadhaagii Dakhliga Khasnada Dawlada ee Sanadkii 2019 u gudbisay Golaha Wakiilada Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker