Dalkani waddaniyiin ayuu ubaahan-yay

Dal ubaan waddaniyiin

Keene iyo kordhiye.

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaad iiga warantaa waxa dalkani

Ubaahanyay inlayn waa tanoo 30 sanadood ayaa inoo dhamaaday

Iskadaa wax inoo kordhoo waa kasii daraynaa.

Kordhiye. Saaxiib intii hore bikh immikay ugu darantay oo qolo

Aan melba usocon oo KATIINAD la wareegaysaa ina qabsatay

Oo aan caqli la hayn oo aan cilmi lahayn oo aan xishood lahayn

Oo qabyaaladi googoysay .

Alla haynoo sahlee waxa ay innagu wadaan wax aan la mahadin

Doonin ,

Bulshada S/LAAN waxaan leeyay gobbaad tiin in bandanna waa sami-

Rteen  haddaa xadhigga soo goosataan idinku ceebsan mayo

Ee waxaan idin odhan lahaa bagaa isu xorayseen.

Dalkanina waddaniyiin ayuu ubaahan-yay

Guuleed  liibaan   snm1710@live com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker