Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wahan

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wahan waa la soo afjaray ma dawladba  mise waa ganacsi  labada gole golaha guurtada iyo golaha wakiillada ee Somaliland ku dhiirraday in ay sharciga ku toosaan lama arag  lamana  maqal dawlad shacabkeeda masuulka ay tahay cashuurta ay ka qaaddo  waxba aan  kaga soo celin si  meelaha ay bahidu  ka jirto daboolo sida sharciga oo ay ku dhaqdo iyo kala dambaynta maxkamadaha xadhkaha goostay ee  ku mamay dhulka dadka  aan kala saarayn ee isku murginaysa

Talo soo jeedin

1 waxaad arkaysa dadka sida  gafanaha uga soo go,ay dhiiggii bulshada

2 Bulshada naafada ah in la daryeelo iyo agoomaha iyo dadka jilicsan duqayda ah

3 biyuhu lama huraan in dalka la wada gaadhiiso biyo ku filan waaxa loo samayn kara biyo qabatin

Khayr ayenu isku ognay Deeq Cabi digale

Allah mahad dhan u sugnaatay

Ha ismoodin anay aanay bulshada miyirka qabta ku arkayn

Ha dhiman adoo xaq ibana,adam kugu maqanyihiin

 

 

Deeq Cabdi

 

 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker