Safaarada SL ee Jabuuti ayaa qalab deeq ah u soo dirtey dadkii xoolahoodu ku waxyeeloobeen suuqa Waaheen

Safaarada Somaliland ee Jabuuti ayaa qalab deeq ah u soo dirtey dadkii xoolahoodu ku waxyeeloobeen suuqa Waaheen,

Danjiraha Somaliland u fadhiya Waddanka Djibouti Cabdifataax Siciid Axmed ayaa soo ambabixiyey Qalab isugu jira Dalaayado,Miisas iyo Kuraasi loogu talagalay ganacsatadii yar-yareyd ee suuqa waaheen ku wax-yoolowday.

 

Danjire Cabdifatax Siciid Axmed wuxuu u mahadnaqay gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jabuuti Yuusuf tuwaale & madaxda kale sida  Cabdiraxmaan gaaxnuug & masuuliyiinta oo dhan qeybta ay ka qaateen arintan,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker