” Dawladahii Saaxiibada dhow la ahaa Xukuumadii Daahir Rayaale oo xidhiidhka u jaray intii uu xisbiga Kulmiye talada Hayey …”

Xogahayaha Arimaha Dibedda Ee Xisbiga Waddani Marwo Faadumo Siciid Oo Dhaliilay Siyaasada Arrimaha Dibada Somaliland islamarkaasna sheegtay in Wakhtigii Daahir Rayaale dawladahii saaxiibada dhow la ahaa Ay somaliland ay xidhiidhka u jareen intii uu xisbiga Kulmiye talada Hayey lagasoo bilaabo 2010.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker