Dawo: Askar ka mida Ciidamada Afgaanistaan oo lagu dilay Weerar ,
Daawo: Askar ka mida Ciidamada Afgaanistaan oo lagu dilay Weerar , Weerarkan ayaa ku soo Aadaya Xilli Ay Dawlada Ashraf Qaani ooda ka Qaaday Maxaabiis aad u Tiro Badan oo ay Hore uga Qab qabtay Ururka Taalibaan. Wali wax Hadal ah ka may odhan Taalibaan Weerarkan lala Beegsaday Bar Kaantarool oo ku Taalla Wadan kaasi




