Ilhaan Cumar oo ku jirta xog muhiima oo laga sheegay siyaasiyiinta Muslimiinta ah ee Maraykanka

Sanadihii u dambeeyay, siyaasiyiin Muslimiin ah ayaa bilaabay inay xilal sare ka qabtaan siyaasadda Maraykanka, arrintaas oo dood xooggan ka dhex dhalisay taageerayaashooda iyo dadka ka soo horjeeda.

Waxaa ka mid ah xildhibaan Ilhaan Cumar, duqa magaalada New York Zohran Mamdani iyo Cabdul El-Sayed, oo dhawaan ku guuleystay kursi Aqalka Senate-ka.

Kororka siyaasiyiinta Muslimiinta ah ayaa muujinaya sida ay Muslimiinta Maraykanku uga dhex muuqanayaan siyaasadda dalka, inkastoo ay jiraan caqabado ay la kulmaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker