Xukuumadda oo sharci darro ku tilmaantay Mooshinkii Golaha Deegaanka Berbera
Wareegto ka soo baxday Wasiirka Wasaaradda Dawladaha iyo Horuumarinta Magaalooyinka JSL Mudane Xasan Axmed Ducaale (Macallin), ayaa lagu caddeeyey in aanay sharciga Waafaqsanayn Mooshinka ay soo Gudbiyeen Qaar ka mid ah Golaha Degaan ee Degmada Berbera oo dhan ahayd Maayorka iyo Maayor Kuxigeenka.








