Wasiirada arimaha dibadda ee Iiran, Ruushka, Shiinaha, Masar, Indonesia and Kazakhstan oo is arkay

BRICS

Iyadoo uu socdo shir-madaxeedka 18-aad ee BRICS ee ka dhacaya dalka Hindiya, ayaa wasiirrada arrimaha dibadda ee waddamada Iiraan, Ruushka, Shiinaha, Masar, Indonesia iyo Kazakhstan waxay yeesheen kulan wadajir ah oo ay kaga hadlayeen arrimo kala duwan oo ay wadaagaan, kuwaas oo ay ka mid yihiin arrimaha heer gobol iyo heer caalamiba.

BRICS

Sida laga soo xigtay wakaaladda wararka rasmiga ah ee Iiraan ee IRNA, intii uu socday kulanka, ka qaybgalayaashu waxay ku nuuxnuuxsadeen baahida loo qabo iskaashi caalami ah, kor u qaadidda diblomaasiyadda dhinacyo badan leh, iyo dadaallada wadajirka ah si wax looga qabto caqabadaha gobolka iyo adduunka haysta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker