Wariye Baylood iyo Abwaan Jiheeye oo 7 Cisho Rumaana u Jartay

Suxufi Cabdiqani Xuseen Abokor (Baylood) maanta waxaa markale loo jaray 7 maalmood oo xabsi ku hayn ah, kadib markii uu hore u dhammaystay 16 maalmood oo hore.Waa markii 3aad ee muddada xabsi ku hayntiisa la kordhiyo.

Abwaan Jiheeye isaguna sidaas oo kale ayaa loogu kordhiyey muddada xabsi ku haynta.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker