Degdeg : Garyaqaankii guud ee Somaliland oo hadda iscasilay. Sabaha ayuu sheegay.
Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda Somaliland, Prof. Maxamuud Xuseen Faarax, oo dhawaan Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) u magacaabay xilka Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda, ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii loo magacaabay.




