Dowlada Sudan oo ku dhawaaqday tallaabo ay qaadeen
Dowladda Suudaan ayaa qaaday bandowgii habeenkii iyo xaaladdii degdegga ahayd ee Khartoum, kuwaas oo socday muddo laba sano ah, iyadoo ay isku dayayso inay nolosha caadiga ah dib ugu soo celiso caasimadda dagaalku waxyeelleeyay. Dadka deegaanka ayaa hadda si xor ah u dhaqaaqi kara una shaqayn kara saacad kasta, inkastoo roondooyinka amniga iyo baraha kontoroolka ay sii jiri doonaan.




