Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabey Abwaan Ismaaciil Jiheeye
Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabey Abwaan Ismaaciil Jiheeye oo shalay gabay Habaar ah u tiriyay Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro.
Abwaanka ayaa ka cabanayay in dhul uu deganaa laga qaaday, kaasi oo uu lagu daray guriga Madaxweynaha maaddaama ay jaar ahaayeen Madaxweynaha, sida uu sheegay.
Habaarka Abwaan Jiheeye ayaa dadku siyaabo kala duwan uga falceliyeen.




