Netanyahu oo falcelin adag kala kulmay sawirkii Erdogan ee uu adeegsaday

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, oo isu diyaarinaya doorashada guud ee la qabanayo 27-ka Oktoobar, ayaa ololihiisa doorashada ku isticmaalay boor ay ku jiraan sawirka iyo hadalladii Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan oo isaga ku saabsan.

Xisbiga Likud ee Netanyahu ayaa Isniintii, shalay, qabanayay doorasho hordhac ah oo ay ka qaybgalayaan xubnaha xisbiga, si loo go’aamiyo liiska musharraxiinta xisbiga ee doorashada baarlamaanka Israa’iil ee Knesset.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker