Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo sheegay inuu fashilmay Kulankii Madaxweynaha ay lahaayeen iyo Sababta
Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa sheegay inuu fashilmay isla markaana lagu kala kacay Kulan maanta ay wada-yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi




