Nin diyaarad hawada ku jirta daaqadeeda madax kala baxay iyo go’aanka diyaaraddu qaadatay

Mid ka mid ah rakaabkii saarnaa diyaarad ka duushay Thessaloniki oo Giriigga ah kuna socotay Memmingen oo Jarmalka ah ayaa loo fidiyay daryeel caafimaad kadib markii daaqad ka mid ah kuwa diyaaradaha ay furantay intii ay hawada ku jirtay.

Wararku waxay sheegayaan in ninkaasi oo 61 jir ah kana soo jeeda Serbia uu qayb ahaan madaxa kala baxay daaqadda furantay ka hor inta aysan diyaaradda, oo ay maamulaysay Malta Air, aysan , si nabad ah u degin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker