π–π€π…π“πˆπ†π€ πŒπ€πƒπ€π—π–π„π˜ππ€π‡π€ π’πŽπŒπ€π‹πˆπ‹π€ππƒ ππ€π˜π πŠπ€ πŒπˆπƒ 𝐀𝐇 𝐎𝐎 πŠπ” π’πŽπŽ 𝐋𝐀ABAYSA π‡π€π‘π†π„π˜π’π€

Hargeysa ayaa maanta lagu soo dhaweynayaa qayb ka mid ah waftigii Madaxweynaha Somaliland ee maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Israa’iil.
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadhay waftigan, waxaana la filayaa inuu Hargeysa ku soo laabto maalmaha soo socda.
Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Hargeysa waxa ku sugan dadweyne iyo masuuliyiin u diyaar ah soo dhaweynta wasiirrada iyo masuuliyiinta kale ee qaybta ka ahaa waftiga Madaxweynaha Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker