Maraykanka oo xaqiijiyey in weerar lagu qaaday markabkii saddexaad oo marayay Gacanka Cumaan

Maraykanka ayaa xaqiijiyey inuu weerar ku qaaday markabka Jalveer, oo ku diiwaangashan calanka dalka Guinea-Bissau.

Taliska Dhexe ee Ciidamada Maraykanka ayaa sheegay in markabku uu “jebiyey xannibaadda” isagoo isku dayayey inuu saliid Iiraan ka timid ka gudbiyo marinka Gacanka Cummaan.

Sida ay sheegtay CENTCOM, kani waa markabkii saddexaad ee ay ciidamada Maraykanku ku weeraraan toddobaadkan gudaha Gacanka kadib weerarro lagu qaaday maraakiibta Marivex iyo Settebello.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker