Muuse Wuxuu Sharciga xasuusta marka la xidho qof Habar-awal ah” Boqor Buurmadow
Boqor Cisman Burmadoow ayaa Qoraal uu Soo Dhugay Bartisa Face book waxa uu ku dhaliilay Madaxweynihii hore ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay inu yahay Shaksi dacadi badan dalka ka gaystay mudadii uu xidhnaa waxanu qoraalkiisu u dhignaa sidan : –
Muuse biixi waa qofkii ugu badnaa ee xidha madaxdhaqameed iyo saxafiyiin siyaasiyiin iyo xildhibaano leh xasaanad wuxuu cadaalada iyo sharciga xasuustaa marka la xidho qof habarawal ah waa madaxwaynihii laayey mudaharaadayaashii.ugu.badnaa weli
Wuxu aamini layahay in xilkii lagaqaaday oo uu yahay qof ah shicib.qabile yaa doortay xagee lagu caleemasaaray miyaanu ahayn qofkanyaree media kacaytama ee shaqadiisu tahay inuu umada isku guubaabiya waxaab magac u yeeshay cida xidhay”
Boqor Buurmadow oo u jawaabay Muuse Biixi




