Raysal Wasaare Cusub oo Maanta loo Dhaariyey Dalka Jarmalka

Olaf Scholz ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo hogaamiyaha dalka Jarmalka kadib markii ay is casishay Angala Markel oo dalkaas maamulaysay muddo 16 sanno ah.

Xildhibaanada baarlamaanka Jarmalka oo ansixiyay r/wasaarahaan cusub ayaa lagu hor dhaariyay.
Olaf ayaa sheegay inuu sii dhisayo dawkad cusub oo wadaag ah sida uu yidhi.

Angala Marjel oo xafiiska joogtay muddo 16 sanno ah ayaa dhawaan ku dhawaaqday inay is casilayso kadib markii xisbigeeda looga guulaystay doorashadii ugu dambaysay ee Jarmalka ka dhacday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker