Dood Lagu Falanqaynayo Heshiishki Somaliland Iyo Khaatumo

Todobaadkan iyo Tempo Afric TV Somaliland USA Program, waxaa lagu falanqaynay Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo: Carqadaha hor taagan hirgalinta heshiiska iyo sida ugu haboon ee loo wajihi karo duruufaha siyaasadeed, dhaqaale iyo ijtimaaci ee ka jira gobolada Sool iyo Sanaag. Waxa barnaamijka marti noogu ah Gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo ee USA Mohamud Xiiray, Xubin Gudida Khaatumo Abdimalik Mohamed iyo Aqoonyahan Abdiaziz Hure Buubaa.

 

 

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker