Putin ‘’Waa ogyahay’ shilka drone ee Romania, ayuu yidhi afhayeenka Kremlin
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa la sheegay inuu ka ‘’war qabo’’ shilka diyaarada aan duuliyaha lahayn ee drone-ka, warbaahinta dowladda Ruushka ayaa sheegtay inuu sidaasi yiri afhayeenka madaxweynaha Dmitry Peskov.
TASS ayaa sidoo kale ku warantay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka uu ‘’jawaab dhakhso ah’’ ka bixin doono go’aanka Romania ay ka qaadatay qunsuliyadooda iyaga oo ka jawaabaya burburka.




