80 maalmood kadib kalfadhiga Baarlamaanka Iiran oo si toos ah u furmay

Warbaahinta Iiraan ayaa qoreysa in maanta oo Isniin ah uu dib u furmay kulankii baarlamaanka Iiraan xarunta dhexe ee barlamaanka dalkaas, kaas oo intii uu socday dagaalka ay ku kulmayeen hab fogaan arag ah ama online ah.

Warbaahinta ayaa sidoo kale, sheegtay in inta uu kulankaan socday la qabtay doorashada guddoonka baarlamaanka, iyada oo Maxamed Bagher Ghalibaf mar kale loogu doortay guddoomiyaha baarlamaanka muddo hal sano ah oo kale.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker