Shiinaha oo kordhiyey siyaasadda fiisa laaanta ah ee Ruushka
Shiinaha ayaa kordhiyay siyaasaddiisa fiisaha la’aanta ah ee dadka Ruushka ah ilaa dhammaadka 2027, sida laga soo xigtay wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha.
Muwaadiniinta Ruushka hadda waxay geli karaan Shiinaha iyagoon haysan fiiso ilaa 30 maalmood, sida uu u sheegay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda wariyeyaasha.
Siyaasadda, oo ku bilaabatay tijaabo hal sano ah bishii Sebtembar ee la soo dhaafay, ayaa lagu waday inay dhacdo bisha Sebtembar.




